Maamulka Mac-hadka barashada Culuunta carabiga ee siiba-weyhi oo sharraxaad ka bixiyay  waxyaaba lagu barto

0
187
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mac-hadka  barashada Culuumta carabiga ee sib-weh  oo ka mid ah macaahida ugu waa wayn Magaalada Kismaayo ee lagu barto culuumta islaamka ayaa la aas aasay sanadkii 2011kii  xiligaas oo ay fariisteen dibcadii ugu horaaysay ee macadka wax ka barta.
waxaa tan iyo markii macadka sib-weh la aas aasay ka qalin jabiyay 10 difcadood ku waas oo qaar kood ay hada yihiin macalimiin ka qayb qaatay horumarinta  wax barashada macadka  iyo goobaha kale ee waxbarashada Degmada Kismaayo .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.