Doorashada Gudoomiyaha xiriirka kubadda Cagta Jubbaland oo maanta lagu qabtay Kismaayo

0
225

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Dhalinyarada iyo Viyaaraha Jubbaland Bahda Kubadda Cagta Jubbaland ayaa waayadii dambe waday dadaalo lagu doonayo in lagu doorto Gudoomiyaha Ururka Kubadda Cagta Jubbaland kaas oo waqtigiisu dhamaaday.

Xilka Gudoomiyaha Ururka Kubadda Cagta Jubbaland waxaa ku Tartamaayey ilaa Sadex Musharax oo kala ah Gudoomiyahii hore Ururka Kubadda Cagta Jubbaland Ahmed Faarax taqal iyo Ahmed Abdulahi Ahmed iyo Saciid Ahmed Xuseen.
Doorashada ayaa u dhacday si qurxudan waxaana codeeyey dhamaan ergadii kala socotay kooxaha ka ciyaaraha horyaalka jubbland A iyo B iyo Wakiilo ka kala socday Sadex Gobal ee Jubbaland Ka kooban tahay.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.