Maanta oo Dunida Laga Xusayo Maalinta Samafalka Aduunka

0
214

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalinta Caalamiga ah ee Samafalka waxaa la aasaasay iyada oo ujeedadu tahay in la wacyigeliyo oo la abaabulo dadka, NGO -yada, iyo daneeyayaasha adduunka oo dhan si ay u caawiyaan dadka kale iyada oo loo marayo waxqabadyo mutadawacnimo ah..

Maalinta Caalamiga ah ee Samafalka waa maalin caalami ah oo la xuso sanad walba 5 -ta bisha September. Waxaa ku dhawaaqay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay sannadkii 2012.
Ujeeddada ugu weyn ee Maalinta Caalamiga ah ee Samafalka ayaa ah in kor loo qaado wacyigelinta iyo in la siiyo madal guud oo loogu talagalay hawlaha la xiriira samafalka ee adduunka oo dhan shaqsiyaadka, samafalka,
Wasiir ku xigeenka wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland Faarax Muqtaar Daa`uud ayaa Inooga Warbxiyey Waxqabadkooda Kawasaarad ahaan iyo waxa ay uga  dhigan tahay Maalinta Samafalka Aduunka.
dhanka kale Wariye iidle aadan maxamed Dagane waa Samafale mudo kooban ku jira arimaha samafalka asna waxan waxaan wax ka weydiiney waxa ay uga dhigan tahay Maalinta Samafalka Aduunka oo maanta ku beegan.
ugu dambeen diinteena suuban islaamka maxay ka qabtaa arimha samafalka waa kan mid kamid ah culimada kunool magaalada kismaayo oo arimahaasi inoo sharaxaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.