Madaxweynaha ku xigeenka 2-aad ee Jubbaland oo dhagax xarunta gargaarka degdeg ah ee Isbitaalka Kismaayo

0
183
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ku simaha Madaxweynaha Jubbaland ahna madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowlad Goboledka Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta ka qayb galay dhagax dhigga xarun cusub oo lagu soo kordhiyey qaybta gargaarka deg dega ah Isbitaalka guud ee magalada Kismaayo.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.