Mamulaha Iskuulka Ganaane oo ka warbixiyay dhaqan galinta fariimah wacyi-gelinta Caafimaadka ay Ardeydu siiyaan

0
243
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo uu  cudurka Koroona feyraas uu markii sadaxaad uu ka biloowday dalka ayaa waxaa maal mihii ugu danbeeyay deegaanada Jubbaland laga diwaan galiyay kiisas  ku saabsan caabuqa safmarka ah ee caronavirus.
Fariimaha wacigalinta  Wasaaradda Caafimada Jubbland  ayaa la faray goobaha lagu barta Tacliinta in ay fariimaha wacigalinta Wasaaradda caafimaadka Jubbland Si loga taxdar halista cudurka Covid-19.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.