Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta Jubbaland oo kulan isugu Yeertay Hey’adaha Ka howl-galo Degmada Kismaayo

0
284
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Biyaha & Tamarta Jubbaland Mudane Axmed Xuseen Baraki ayaa maanta kulan la qaatay hay’adaha ka hawlgala magaalada Kismaayo gaar ahaana kuwa ay wada shaqayntu kala dhaxayso.
Wasaaradda waxaa kulanka looga Arin sanaayay Sidii wax looga qaban lahaa abaaraha kusoo noq noqday Deegaaanada Dowlada Gobleedka Jubbaland abaartaasi oo saakeyn weyn kuyeelatay Dadka iyo duunyada kunool meelaha miyiga ah ee ay biyo la’aanta ka jirto

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan innooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.