Maamule ku-xigeenka Iskuulka EX-marina ee magalaada Kismaayo oo ka warbixiyey waxbarshada Iskuulka

0
228
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay muuqata hormarka dhinac  waxbarshada ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jira iskuula badan oo ay mamusho wasaarada waxbarshada dowlad goboledka Jubbaland.
Dugsi hoose dhex ee X-mariina ,waxaa uu ka mid yahay iskuulada  lugu barto waxbarshada dhex ee maadig , waxaan iskuulkan asalkiisa soo asastey wasaraada waxbarshada dowlad goboledka jubbland si ay oga faiidestaan bulshada danta yar ee heesata caruurta ogoomiinta iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.

Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.