Qiimaha maciishadda ee Suuqyada Kismaayo oo sare u kacay

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada Magalada Kismaayo waxaa ka jiro qiimo Koror dhanka noocyada kala duwan ee Maciishadda Qutul Duruuriga,waxaana heerkii ugu sarreeyay gaaray qiimaha Sonkorta,Burka,Saliidda iyo Bariiska.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.