Wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta Jubbaland oo daah-furtay Xeerka isgaarsiinta Jubbaland

0
61
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda isgaarsiinta boostada iyo Teknolojiyada Jubbaland ayaa waxa ay soo bandhigtay qabyo qoraalka xeerka isgaarsiinta dowlad goboleedka Jubbaland.
Qabyo qoraalkan ayaa waxa dib u eekis ku sameyn doona hay’addaha kala duwan ee uu quseeyo xeerkan.
Qabyo qoraalkan ayaa waxaa wajigiisa koowaad lagu soo bandhigay munaasab ay ka soo qeyb galeen wasiiro wasiir ku xigeeno iyo masuuliyiin kale oo ka socotay dowlad goboleedka Jubbaland.
sidoo kale munaasbada waxaa ka soo qeyb galay madax ka socotay shirkadaha isgaar siinta ee gaar ka loo leeyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.