Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo la wareegtay Agab looga hortagayo Covid-19

0
36
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo uu cudurka Covid-19 uu markii sadaaxad ku soo laba-kacleeyay dalka ayaa waxaa ay wasaaradda caafimadka Federaalka Soomaaliya ay u soo dhiibtay wasaaradda maareeynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jublland  Agab Caafimaad oo looga hortagayo  cudurka Covid-19,waxayna ay ku wareejisay Wasaaradda Caafimadka Dowlad Gobleedka Jubbland.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.