Maamulka xarunta Tababarka macalimiinta Jubbaland oo ka warbixiyay qaabka ay u shaqeeyso xarunta

0
258
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanada walba waxaa maglaada Kismaayo ka soo Aflaxa dugsiyada sare ee magaalada ardey  badan,kuwaasoo  raadinayay in ay sii  wataan heerarka kal duwan ee waxbarshada.
Ardeyda Qaaarkooda waxaa ay iska qoraan xarunta  tababarka macalimiinta ee Jubbaland, halka kuwa kale ay iska qoraan Jamacadaha ku yaalla magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.