Wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha Jubbaland oo abaal marisay Arday ku guuleeysatay tartanka Farshaxanka Kalluunka

0
216
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha Jubbland oo kaashaneysa Hay’adda GIZ ayaa  qabtay Ol’ole lagu abaal marinayo Ardey u tartamaysay farshaxanka cuna kalluunka oo ay dhawaanahan ka waday magaalada Kismaayo ku wasoo ay ku tartamayeen dhammaan iskuulaadka ku yaalla magaalada .
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.