Bulshada Kismaayo oo codsaday in Dowladda ay xal ka gaarto Jaamka ka jiro Wadada Laamiga ah ee Kismayo

0
249

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo Xarunta Ku meel Gaarka ee Dowlada Goboleedka Jubbaland waa Maagaalo Xeebeed leh Dekad ay Ka soo dagaan Gawaarida Noocyadooda kala duwan iyo Shixnadaha Ganacsiga.

Magaalada ayaa waayadii dambe waxaa daga dareemayaa ciriiri iyo Jaam badan oo dhanka waddooyinka ah,maadaama ay magaalada maalinba maalinta Ka dambeeysa ay sii Kordhayaan Gawaarida Noqonayo Taksiga.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.