Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo faahfaahisay doorka ay ka qaadatay wacyi-gelinta Covid-19

0
214
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo cudurka korono feyraas  uu sameen badan ku yeshay bulshada kunool magaalada kismaayo waxaana hada hoos u dhacay xanuunka safmarka ah ee Covid-19,inta badan fariimaha wacyigalinta ee waasarada Caafimaadka ayaa ah kuw ay bulshada ku dhaqan magalada Kismaayo ay qaateen .
Maxamed Cabdullah waa madax xog aruurinta wasaaradda Caafimaadka Jubbland,waxuuna Idacaadda Waamo uga warbixiyey doorka ay wasaaradda ka qaadatay wacigelinta cudurka  Safmark ah ee Covid-19.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.