Qaar ka mid ah Culimada Kismaayo oo Bulshada ugu baaqay in ay bartaan Qur’aanka Kariimka

0
198

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barashada Qur’aanka kariimka iyo culuumta kale ee Diiniga ah  ayaa ah mid waajib ku ah qof kasta oo muslim ah inuu barto,waxaana lagama maarmaan ah in laga shaqeeyo sidii lagu horumarin lahaa goobaha lagu barto Diinteena islaamka.

Magaalada Kismaayo waxaa  ku yaalla  xarumo badan oo lagu barto Qur’aanka kariimka iyo cilmiga kale ee Diini ah kuwaas oo u baahan in la hormariyo dhismahooda iyo tayadooda waxbarasho.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.