Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo faahfaahisay Barnaamij cusub oo ay hergelineyso

0
257
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kisamaayo ayaa waxaa laga hergalin doonaa Barnaamij Cusub  oo lagu tala-galay in ay Ardayda wax ka barta deegaanada dowlad goboleedka Jubbland gaaar ah magaalada Kismaayo loogu faa’iideeyo.
Waxaana barnaamijkan iska kaashan doona wasaaradda waxbarshada  talacliinta sare ee Fedaraalka iyo wasaaradda waxbarshada Jubbland.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.