Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda gar-gaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland oo kormeer ku tagay kaamamka barakacayaasha Xaafadda dalxiiska ee Kismaayo

0
291

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo uu dhawanahan Magaalada Kismaayo uu ka da’ayay Roobab ayaa waxuu wasiir ku-xigeenka wasaarada Gargaarka iyo maaraynta Musiiboyinka dowlad gobleedka  Jubbland uu booqday kaamamka Barkacayasha ah ee  Xafada Dalxiiska isgoo u kuur galay xaladaha ay ku nool yihiin .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.