Odayaasha dhaqanka Jubbaland Oo soo dhaweyay Hishiiskii Nabadeed Ee ay dhawaan  ay Gareen  Beelo  ku Dagalamay Duleedka Degmada Doolow

0
294

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhawaan waxaa hishiis nabadeed la kala dhex dhigay beelo walaalo ah oo in muddo ah ku dagaalamaayay Duleedka Degmada Doolow ee Gobolka Gedo waxaana Arintaasi soo dhaweeyay Waxgaradka iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada Ku nool Magalada Kismaayo waxa ayna ku taliyeen in Dadka Deegaanka ay kuwada Noolaadaan Nabada si ay meesha uga baxdo in ay dhacdo Colaaad danbe.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.