Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Jubbaland oo ka hadlay xoolaha lagu soo daayo Magaalada

0
73

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyado  Jidadka magaalada  Kismaayo aaad ku dhax arkesaa xool nool ayaa waxay mararka qaar ay sameen badan ku yeshaan ganacsiga iyo isku socodka bulshada.

Maamulka degmada Kismaayo ayaa marar badan awaamir ka soo soo saaray sidii ay xoolaha nool ee wadooyinka halbolaha u magaalada ay looga saari lahaa.

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.