Wasaaradda Cadaalada Jubbaland oo daah-furtay masjidka Towfiiq oo laga hirgaliyey Xaafada Farjano

0
258

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda  Cadaalada awqaafta iyo arimaha diinta dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi Nuur Ibraahim Xuseen ayaa ka qeyb galay munaasab lagu daah furayey masjidka Towfiiq kaas oo laga hirgaliyey xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.