Maamulka Degmada Kismaayo oo  dhagax dhigay waddo laga hirgelinayo  Kismaayo 

0
251
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wadada hormarta masijidka Maxfalka ee magalada Kismaayo ayaa horey oo  la dayactiray  qeybo ka mid ah wadada waxayna lagu wadaa hada in la haajiyo qeybta kale ee ka harsan jidka.
Maamulka degmada Kismaayo ayaa waxaa ay dhawanahan ay ka wadeena magaalada Kismaayo dayactirka wadooyinka ugu muhiimsan magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.