Sarriflayaasha Kismaayo oo ka hadlay lacagta Jeex-jeexan ee Shilin Soomaaliga ah

0
360
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Lacagta Shilin Soomaaliga ayaa Noqotay Mid Mudo Dheer kasoo Shaqeyneysay dalka oo aysan helin wax dayactir ah ama in lasoo saaro lacago cusub oo shilinka soomaaliga ah.
Waxa ay shaqeyneysaa ilaa dowladii dhexe dalka mudo 30-sano ka badan ayaa la isticmaalayaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.