Bulshada degaanka Qaam-Qaam oo Codsaday in xarun Caafimaad loo dhiso

0
71

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Qaam-qaam waa mid kamid ah deegaanada dhaca dhanka waqooyi ee magaalada kismaayo,Deegaanka ayaa ah mid ku tiirsan daglayada Beeraha waxayna sidoo kale ka mid tahay deeganada loo soo dalxiis tago  Dowlad goboleedka Jubbland.

Xarun Caafimad oo u shaqeesa bulshada ayaan ka jiran deegaanka waxayna taasi saamayn badan ku reebtay dadka ku nool deegaanka Qaam-Qaam.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.