Ardaydaa Deegaanka Goobweyn oo codsday in Loo hagaajiyo Leyrarka Cadceedda oo ka hallaabay

0
54
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ardayda dhigata Iskuulka Goobweyn ayaa saameyn xoog leh waxay ku noqotay leyr ay Ardaydaasi wax ku akhrisan jireen oo deegaanka Goobweyn ka maqan.
Deegaanka Goobweyn  oo ah deegaan dalxiiseed Kismaayo u jira 13 Kiilo mitir ayaanan gabi ahaanba waxaanan ka shaqeynin adeegga korontada kaas oo ay dhib badan ku qabaan dadka ku nool deegaankaasi haba ugu horeeyaan ardayda.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.