Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo war ka soo saartay Bacaad ku soo rogmadah Laamiga aada Dekadda

0
71
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta badan xiliyada xagaaga ee ay dabayluhu kacaan ayaa  xeebaha  Madaalada Kismaayo  ee liido iyo calanleey waxaa ka soo rogmada Bacaad badan,kaas oo ku soo gadooma wadada gasha Dekadda wayn ee Magaalada Kismaayo.
Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo ku shaqo leh arimaha Deegaanka ayaa sheegtay in ay ka shaqaynayso sidii caradaab Bacaadka ah meesha looga qaadi lahaa.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.