Wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta Musibooyinka Jubbaland oo tababar u qabatay qaar ka mid ah bulshada magaalada Kismaayo

0
224
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkan oo ahaa mid lagu baranayay mareeynt masibooyinka ayaa loo  qabtay qaar ka mid ah bulshada qeybaheeda kala duwan sida Odayaasha dhaqanka,Haweenka iyo Dhalinyarada  ku nool magaalada Kismaayo,waxaana soo qaban-qaabisay Wasaaradda Gargaarka iyo Maraaynta iyo Musibooyinka  Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kaashaneyso Hay’adda MERCY CORPS.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.