Wasiirka Dakadaha iyo Gadiidka Badda Jubaland oo maanta kormeer ku tagay Dakadaha macmalka ah

0
222
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Badda Jubaland oo maanta kormeer ku tagay Dakadaha macmalka ee ku yaalo xeebaha magaalada Kismaayo sida xeebta Calanley iyo xeebta Kiboora kuwaas oo ay socdeen shaqooyin kala duwan sida in wax laga raraayey iyo in wax laga soo dajinaayey.

Kormeerka uu sameeyey Wasiirka ayaa ahaa mid uu ugu kuura galaayey howlaha shaqo ee ka socdo Dekadaha macmalka ee uu leeyahay dowlad Goboleedka Jubbaland .
Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Badda Jubaland Abdi raafic Maxamed Cali ayaa markii uu soo idlaaday kormeerkiisa waxa uu la hadlay warbaahinta.

 

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.