Cawaale Women Group oo soo saarto Haween leh xirfado kala gedisan

0
214
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta Cawaale Women Group oo lagu barto farsamooyinka gacanta sida Cillaan saarka,Dharkarinta iyo Tolista Harqaanka oo magaalada Kismaayo laga hergaliyey 2013.
Ayaa waxaa ka faa’iideystay Haween badan oo ku nool magaalada Kismaayo kuwaas soo haatan Nolashooda ka maareeya xirfadihii ay barteen.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.