Jubbaland oo sheegtay in ay  joojin doonto Shidaalka Dubia lagaga keeno Foostooyinka

0
307

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo dhawaan uu magacaabay madaxweynaha Dowlad Gobolledka Jubbaland Mudane Axmed maxamed islaam Wasaaradda Batroolka iyo macdanta ayaa waxaa Wasiirka Wasaaradasi Mudane Axmed Handal oo wareysi gaar aha siiyay Idaacada Waamo waxaa uu si faah faahsan uga Hadlay qorsha Wasaardda  kaga aadan qimaha aadka isku badalo ee dhanka shidaalka waxaana uu hoosta ka xariiqay in ay joojin Donaan Shidaalka badanaa lagu keeno Foostoyinka taasi oo ah xalka kaliya ee Kismaayo lagu keeno shidaalka.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.