Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo ka warbixisay saameeynta uu Covid-19 ku yeeshay Deegaanka

0
317
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanadkii  tagay ee 2019,waxaa dunida ka dilaacay cudurka Covid-19 kaas oo ka soo bilowday magaalo ku taalo dalka shiinaha.
Intaa ka dib waxaa soo baxayey baaqyo iyo wacyi galin ku aadan saameynta cudurka uu leeyahay.
waxaa u geeriyoday dad kor u dhaafay malaayiin ruux tiro intaa la’eg ayaa ka bogsatay cudurka iyadoo weli ay jiraan bukaano la jiifa xanuunkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.