Ardayda Jaamacadda Kismaayo oo u fadhiistay Imtixaanka kama dambeeysta ah

0
221

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jamacadda Kismaayo ayaa  waxaa looga fadhiistay imtixaanaadka Simistaradii ugu dambeeyey  .

Imtixaanaadkaan ayaa waxaa u fadhiistay Ardey gaareyso ku dhawaad 600 oo Ardey.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.