Qaar ka mid ah dhalinyarada oo u dalxiis taga maal-maha nasashada xeebaha Kismaayo

0
300
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ku nool magaalada Kismaayo ayaa maalmaha Khamiista Iyo Jimcaha waxa ay u dalxiis tagaan xeebaha ku yaalo magaalada Kismaayo si ay jawi dagan ugu qaataan.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.