Diyaar garoowga Xuska maalmaha xoriyadda oo laga dareemayo Kismaayo

0
177
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah Dhalinyarada ku nool magaalada Kismaayo ayaa waxay bilaabeen Ol’ole lagu  qurxinayo  meelaha muhiimaka u ah magaalada,xilli ay foodda nagu soo hayaan malamaha xuryadda dalka.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.