Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo kormeeray xarunta KTI

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada ciyaaraha iyo Dhalinyarada Dowlada Goboleedka Jubbland ayaa waxaa uu kormeer ku tagay xarunta farsamada gacajta ee KTI,taasoo lagu barto qeybaha kale duwan ee Farsamada gacanta.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.