Qoysas danyar ah oo loo sameeyay Raashiin qeybin

0
404
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda barakacayaasha iyo qaxootiga Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa maanta Qoysas  baracayaal ah oo deggan Kaamka Baas-1 ee Waaxda Xaafadda Dalxiiska  Xaafadda Farjano u qaybisay deeq isugu jirta Raashin,Bacaha Roobka la isa dhigo,Bustayaal iyo Alaabo kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.