Bankiga Amal oo magaalada Kismaayo ka daahfuray mashruuca Hodmiye

0
297

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bangiga Amal faraciisa magaalada Kismaayo ayaa qabtay munaasabad  lagu daahfurayo Barnaamijka Hodmiye ee loogu talagalay horumarinta ganacsiga dumarka,kaasoo lagu maal galiyo dumarka heysto Ganacsiyada yar yar ee ubahan in laga kaabo Hormarinta Ganacsigooda.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.