Deegaanada dhaca Waqooyiga Kismaayo oo laga hergeliyay mashruuc Musqulo qodis ah

0
47

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka danyarta ah ee ku nool Tuulooyinka dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa loo hergaliyay 1,300 oo Musqulood,kuwaas oo 110 ka mid ah lagu wareejiyay halka inta kalana laga  qoday goobaha Caafimaadka iyo Waxbarashada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.