Culimada Magaalada Kismaayo oo dadka Muxsiniinta ah ugu baaqay in ay ka qayb qataan Dhimaha masjidka Al Raxma

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Masaajidka al Raxma oo ku yaala xaafada Farjano gaar ahaan waaxda Halgan ayaa lagu samaaynayaa dhib u dhis balaaran Maadaama Masjidku uu yar yahay dhismihiisuna uu yahay mid qadiimi ah ‘Masjidka ayaa loo iibiyay dhul cusub waxaa uuna qorshuhu yahay in la balaariyo si ay dad badan ugu cibaadaystaan.

Wasaaradda Cadaalada Garsoorka iyo Arimaha Diinta Dowlad goboledka Jubbaland ayaa dhagac dhigtay dhismaha cusub ee Masjidka waxaana dhagacdhiga  goob joog ka ahaa qaar ka mid ah Culimada Magaalada Kismaayo Masuuliyiin ka socday Wasaaradda Cadaalada iyo dadka dagan xaafada uu Masaakidku ku yaalo.

 Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixinntan iooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.