Imtixaanka Dugsiga Dhexe oo maanta laga Daah-Furay Magalaada Kismaayo

0
255
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Dawlad Goboleedka Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa maanta daah-furay imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe oo ay Wasaaradda waxbarshadu Qaadeyso Sandkii Shanaad oo xirir ah Tirada Ardayda maanta u fadhiisatay Guud ahaan Jubbaland waa  1810 arday kuwaasi oo ku kala sugan Degmooyin Dhowr ah oo Jubbaland ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.