Baarmalaanka Jubbaland oo manta Ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub

0
221

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kalfadhiga Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland oo uu manta ujeedkiisa ahaa Ansixinta Golaha Wasiiradda cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam  ayaa waxaa soo xaadiray 51 mudane  oo katirsan Baarlamanka labaad waxaana Ansixiyay xukuumada cusub 50 mudane halka Hal mudane uu ka aamusay mana jirin wax diiday  sidaasi ayaana lagu ansixiyay Golaha xukumada cusub ee  uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Jubbaland oo isugu jiray wasiiro wasiir ku xigeeno iyoi wasiiro Dowlayaal

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.