Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland oo soo gabagabeeysay tartan u socday Ardayda Iskuulaadka Kismaayo

0
248

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-wejigii 2-aad ee Tartanka farshaxan kalluunka Iskuulaadka degmada Kismaayo ayaa soo gabagaboobay, waxaana Tartankan loo qabtay Qaar ka mid ah Ardayda Dhigata Iskuulaadka magaalada Kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.