Maamulka Xarunta Farshaxanka Ee Cawaale oo ka waramay maraxaladihii ay soo martay xarunta

0
91

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta farsamada gacanta Cawaale women Group ee magaalada Kismaayo oo ay Haween Soomaaliyeed wax ka bartaan ayaa   la’aasaasay sanadkii 2013, waxaana tan iyo markii xaruntaan kismaayo laga hergaliyay ay Haweenku ka barteen  farsamooyin kala duwan.

Shamso Sheekh Shaafici  oo ka mid ah aas,aasayaashii xaruntan,laheydna fikirka ah in la furo goob dumarka aqoontooda kor loogu  qaado sido kalena  muddo dheer gacanta ku haysay maamulka xarunta,ayaa faahfaahisay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay xarunta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.