Qiimaha shidaalka magaalada Kismaayo oo gaaray heerkii ugu sareeyay

0
295
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada magaalada kismaayo ayaa waxaa laga dareemayaa sara u kac ku yimid shidaalka taas oo saameyn ku yeelatay wadayaasha Gaadiidka kala duwan ee maagalada kismaayo.
Qaar ka mid ah ganacsatada shidaalka ayaa ka warbixinaya wax yaabaha sababay in xillagan uu kor u kaco qiimaha shidaalka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.\

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.