Jaamacadda Plasma Faraceeda Kismaayo oo kulan aqoon is waydaarsi ah qabatay

0
273
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulankan aqoon is waaydaarsiga ah  oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda Plasma faraceeda Kismaayo ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Kulanka oo looga hadlayay shuruudaha dib u dhiska qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa marti ku ahaa Dr  Xassan Sheekh Cali Nuur oo wax ka dhiga qaar ka mid ah Jaamacadaha Ku yaala  Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaana madasha kulanka ka soo qayb galay Maamulka iyo Ardayda Jaamacadda iyo qaybaha kale ee bulshada Kismaayo ku nool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.