Beeraleyda deegaanka Buula-Guduud oo isku diyaarinaya sidii ay ugu faa’iideysan lahaayeen roobabka Gu’ga

0
285
(Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeraleyda Deeganada Jubbaland ayaa waxa ay isku diyaarinayaan sidii ay ugu faa’ideysan lahaayeen Roobabaka Gu’ga.
Xassan oo ka mid ah beeraleyda deegaanka Buula-Guduud ayaa ka warbixinaya  caqabadaha ay la kulmaan dadka beeraleyda ah  iyo qaabka beeraleyda ugu faa’ideystaan roobabka.
Sidoo kale xasan ayaa waxa uu sharaxayaa qaabka loo tabco dalag yada qaar kood, isagoona sheegay in ay mararka qaar la kulmaan suuq xumo taas oo sabab u ah in aan dalag yada ay soo saaraan aan loo dhoofin dalka dibadiisa taasi badalkeed loo iib keeno suuq yada magaalada Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.