Ururada Bulshada Rayidka Jubbaland oo Rajo wanaagsan ka muujiyay Shirka ka Muqdisho

0
207
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururada bulshada Jubbaland ayaa soo dhaweeyey shirka golaha wada tashiga qaranka iyo arimaha doorashooyinka,  ugu socdo magaalada Muqdisho madaxada dowlad goboleedyada dalka iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumada Fadaraalka Soomaaliya.

Ururada bulshada Jubbaland oo magaalada Kismaayo kulan ku yeeshay ayaa rajo aad u wanaagsan ka muujiyey shirka iyagoona sheegay in muhiim ay tahay in madaxda  ay gaaraan heshiis si dalka ugu dhacdo doorasho loo dhan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.