Suuqyada Kismaayo oo laga dareemayo sare u kac Khudaarta kala duwan ah

0
220

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuq-yaraha  lagu iibiyo Khudaarta noocyadeeda kala duwan magaalada Kismaayo ee  xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa laga dareemaya sara u kac dhanka qiimaha khudaarta ah.

Xamdi Maxammed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.