Warbixin:maalinta caalamiga ah ee kala duwanaanta dhaqanka wadahalka iyo horumarinta

0
408

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalinta Caalamiga ah ee Kala duwanaanta Dhaqanka ee Wadahadalka iyo Horumarinta 21 Maajo,Saameynta COVID-19 ee Qeybta Dhaqanka ,Dhacdooyinka dhaqanka waa la joojiyay, hay’adihii dhaqanka waa la xiray, dhaqankii bulshada ayaa la joojiyay, meelihii UNESCO ee Hidaha Adduunka ayaa qarka u fuulay in ay xirmaan.

waxaa uu sidoo kale saameyn lataaban karo ku yeeshay farshaxanleyda aan awoodin inay noloshooda mareeyaan shaqo la,aan madaaba uu hoos udhacay dalxiiska dhaqanka oo si weyn u Saameeyay  COVID -19.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.