Ururka Midowga Ardayda Jaamacadaha Kismaayo oo ku baaqay in laga feejignaado Covid-19

0
270

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Midowga Ardayda Jaamacadaha ku yaallo magaalada Kismaayo ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in ay raacaan tallaabooyinka lagaga hortagayo Cudurka Covid-19.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.