Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay in ay ka fogaadaan midab-takoorka

0
259

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Midab Takoor waa yasid lagu yasaayo qof kale midabkiisa ama muuqaalkiisa iyadoo lagu faquuqayo caafimaadkiisa ama isirkiisa.

Takooridda waxay ahaan kartaa af-lagaadayn,  taasoo ay dhibaato badan ay la kulmaan dadka la faquuqaayo .

Gudoomiyaha degmada kismaayo Ibarhim Yusuf Timo-jilic ayaa bulshada ugu baaqay  in ay iska ilaaliyaan waxayabaha keeni kar midab-takoorka.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inoo doyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.